Hey’adda Duulista Hawada oo go’aan culus ka soo saartay duulimaadyada Kismaayo

Hey’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa soo saartay manta mar kale amar gebi ahaanba lagu hakiyay duulimaadyadii tegi jireen Kismaayo laga bilaabo maanta oo ku beegan 23 September illaa 26 September 2019-ka.   Amarkan ka soo baxay hay’ada duulista hawada Soomaaliya ayaa waxaa lagu faray Shirkadaha duulimaayada in uusan jirin wax duulimaad ah oo tagaya Kismaayo … Continue reading Hey’adda Duulista Hawada oo go’aan culus ka soo saartay duulimaadyada Kismaayo